Madaxweyne Deni oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa gaar ahaan dalalka Imaaraadka Carabta iyo Kenya ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garawe ee caasimadda Puntland. Garoonka diyaaradaha magaalada Garawe waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland masuuliyiinta ugu sareysa Puntland sida Madaxweyne kuxigeenka, Guddoonka gollaha wakiiladda iyo xubno … Continue reading Madaxweyne Deni oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Daawo Sawirro)